1.
Wakiiladda
dawlada
a. Cali
Siciid Fiqi oo ah Safiirka Somalia u fadhiya Biljamka, Wakiil
b. Mona
Al-Sharmani oo ah la-taliyaha sharci ee Madaxwaynaha Somalia, ku-xigeen wakiil
2.
Qareenada
ka hor doodaya Maxkamadda
a. Mr.
Paul S. Reichler, Qareen Maraykan ah oo
ka dooda Maxkamadda Sare ee Maraykanka,
b. Mr.
Alain Pellet, Macalin jaamacadeed oo wax ka dhiga University of Paris Ouest,
Nanterre-La Défense, hore xubin iyo gudoomiye uga ahaa Gudida Xeerka Caalamig
ah (International Law Commission), xubin a ah Machadka Xeerka Caalamiga ah (Institut
de droit international),
c. Mr.
Philippe Sands, Q.C., Macallin jaamacadeed dhiga xeerka caalamiga ah oo wax ka
dhiga University College London, qareenna ka ah London,
d. Mr.
Lawrence H. Martin, Qareen Maraykan
ah oo ka dooda Maxkamadda Sare ee
Maraykanka,
e. Ms
Alina Miron, Macallin jaamacadeed oo xeerka caalamiga ah ka dhiga University of
Angers,
f. Mr.
Edward Craven, oo qareen ka ah London,
g. Mr.
Nicholas M. Renzler, Qareen Maraykan ah
oo ka dooda Maxkamadda Sare ee Maraykanka,
3.
La-taliyayaal
a. Mohamed
Omar, La-taliyaha saree e Madaxwaynah Somalia
b. Ahmed
Ali Dahir, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Somalia
c. Yusuf
Garaad Omar, Safiirka iyo Wakiilka Joogtada ah ee Somalia u fadhiya Qaramada
Midoobay
d. Admiral
Farah Ahmed Omar, Janan hore uga tirsanaa Ciidankii Badda Somalia hadana ah
gudoomiyaha Research Institute for Ocean Affairs, oo fadhigeedu yahay Mogadishu,
e. Daud
Awes, Af-hayeenka Madaxwaynaha Somalia
f. Abubakar
Mohamed Abubakar, Agaasimaha Arimaha Badda ee Wasaaradda Arimaha Debedda ee
Somalai
No comments:
Post a Comment